Qeexid

"Awoodda maskaxda ee kaydin ta dhacdooyinka."

Qeexid Xigta

Gocashada dhacdo qof raad ku reebtay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xusuus oo kali ah:
  • Bisha Cas oo ka mid ah hay'adaha fara ku tiriska ah oo ka howl-gala Somalia ayaa sheegtay in Dadadka ka dhacay Somalia ay yihiin dhibatidii ugu weynayd ee gobolka soo food saarta inta la xusuusto.
  • Shariif ayaa waxay ahayd mid xusuus ah oo loo sameeyay wasiirkii Dhalinyarada iyo Isboortiga Somalia Marxuum Suleyman Olad Roble (allahaunaxaristo) oo dhaawac ka gaaray qaraxii Hotel Shaamow ugu geeriyooday dalka Saudi Arbia.