Qeexid

"Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xushmo oo kali ah:
  • Maxamad Xasan Muumin Dukow & Obama Odeygaan ayaa sheegey in qof walba oo xushmo siinayaan u xiraan dharkaan cad-cad kadibna Obama oo waftgiisa waydisteen gaari lagu tageero guddiga nabadgalyada magaalada Wajeer oo uu madaxda ka ahaa.
  • . Kalsoonidiisa hoos ayeey u dhacdaa, wuuna isla xumaadaa, waxaana sabab wayn u ah ihaanada, dilka, cabsiinta, xoriyo ka qaadka, xushmo la’aanta, iyo inuu tabaayo baahi badan oon laga qancineynin.