Qeexid

"eeg xushmee. ld xushma dayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xushmayn oo kali ah:
  • Hawlwadeenada warbaahinta ayaa laftigooda waxaa lagu dhaliilaa kuwo aqoontooda saxaafadeed iyo tan kalaba ay hoosayso oo aan ku wanaagsanayn dhanka anshaxa iyaka oo aan dhexdooda iska xushmayn marka ay shaqada ku jiraan oo ay buuqaan.
  • Mabaadii'da uu ururka Kantti ku dhisan yahay waa xushmaynta farqiyada dadka u dhexeeya iyo dabiiciyadda shakhsi ahaaneed ee insaanka dhammaantood, dulqaadka, insaaninimada, caddaaladda iyo furnaanta.