Qeexid

"ld xushmo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xushmad oo kali ah:
  • Sidaa awgeed waxaan si xushmad leh u hambalyaynayaa ragga ku biiray xisbiga KULMIYE, aniguna waxaan raacay halka uu maray ASAD weyne.
  • Waxaan u hayaa xushmad weyn qof ahaan iyo tabobare ahaan Ferdinand wuxuu kaloo sheegay in natiijadu ku xidhnaan doonto intay le’eg tahay doonistiisu, balse aanu xaaladda ku qiimayn doonin qorshaha hadda u yaala Leeds iyo Venables.