Qeexid

"Wax la xusay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xusan oo kali ah:
  • Iid Obsiiye (Catoosh) Hargeysa In Lagu Xukumo Guddiga Caddaalada Mag-dhawaa Anigoo ah dacwoodaha hoos ku xusan, waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa go’aanka ujeedada sare ku xusan oo aan ku soo bixin qaab sharci sababtoo ah.
  • Sababahaas kor ku xusan awgeed, wuxu xisbiga KULMIYE go'aansaday Qodobadan hoos ku qoran: a. In wixii ka dambeeya 6da April 2009 aanu Xisbiga KULMIYE u aqoonsanayn Daahir Riyaale iyo ku-xigeenkiisa kuwo sharci ku fadhiya.