Qeexid

"Weyneyn; sharaf; tixgelis; muuno."

Qeexid Xigta

Hanti yar oo nin siiyo naagtiisa qaraabadeeda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xurmo oo kali ah:
  • Waa hore ayuu dalka inqilaab ku qabsaday, markaasu inta doorashooyin sameeyey isaga degey; taasi waxay u soo jiidey jecayl iyo xurmo iyo abaal ay dadku u qaadaan, oo u sahashay in markii dambe si demuqraadi ah isla isagii loo soo doorto.
  • Maxaa Soomaalida oo dhan loo xurmo tiray oo dadkii taariikhdooda kuweynaa sidaa loogu ihaanaystay?