Qeexid

"Cid xurmo u yeelid; cid sharfid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xurmee oo kali ah:
  • Generalka wxaa uu guula la taaban karao ka gaaray Dagaalki somalia ay la gsahay Ethopia Sanadii 1964 Markaas oo loo aqoonsaday Halgamaa Hal ku Dhig leh oo aad loo Xurmeeyo.
  • Waayo waxaynu dawladnimada ka bilawnay unuggii ugu horeeyay oo waxba la'aan ah. 5- In nidaamka ay u dhigto habka nolol maalmeedka la xurmeeyo.