Qeexid

"Iska horimaad yar oo laba qof ama ka badan ka dhexeeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xurguf oo kali ah:
  • Inkasta oo xurguftii colaadeed ee ku dhexmartay Itoobiya iyo Eretariya, Xadka u dhaxeeya ay istaagtay 2-sanno kahor, haddana waxay labadaa dal kala hayaan ilaa 2000 oo maxbuus oo intooda badan ay hayso Itoobiya, maxaabiis dagaalna ah.
  • Taas oo macnaheedu yahay in uu Maraykanku gacan weyn ama raad weyn ku leeyahay tallaabooyin militeri oo ay Afrika ku bahowdo si ay wax uga qabato xurgufaha iyo xaaladaha ka abuurma qaaradeeda dhexdeeda.