Qeexid

Caano iwm xurbiye ku walaaqid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xurbi oo kali ah:
  • Jamhuuriyadda Shankaroonland, ayaa caashaqeeda koombo miistay, hiirtii waaberi ee dorraad ayaa namta laga saaray sanduuq sanka waraaqo laga xurbinayo.
  • Nin waliba wuxuu haystaa geesbiciid uu markiisa dabka ku xurbinayo.