Qeexid

"Weel yar oo wax lagu beego oo afar qursi qaada; suus; madaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xur oo kali ah:
  • Wariye ka tirsan shaqaalaha idaacadda Xurmo oo aan la xiriirnay ayaa yiri sida tan:-"Agaasimihii idaacadda waxaa ku dhacday xabbad habow ah, waxaana la geeyay Isbitaalka Madiina halkaasoo uu ku geeriyooday markii danbe.
  • Dawladdaha dariska la ah Somaliya, waxaan kula dhaqami doonaa xiriir daris wanaag, is xurmayn iyo wax wada qabsi.