Qeexid

"Wax aan wanaagsanayn ahaansho."

Qeexid Kale

Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.

Qeexid Xigta

Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xun oo kali ah:
  • Balse waxaan maqli jirey aduunyada nin nooloow maxaa aragti kuu laabane, waxay iigu darnayd markii aan dhowaan maqlay fal isagu haatan ugub ah oo aad iyo aad u fool xun.
  • Maldini way sii socotay habeenka ciyaar xumadiisu, kadib markii uu si xun u maamulay kubad sare, una ogolaaday Fausto Rossini inuu ka hor qaato kuna laado goolka.