Qeexid

"Wax aan la jeclaysan ama aan wa naagsanayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xumo oo kali ah:
  • Mamaul goboledka Puntland ayaa waxaa la soo gudboonaatey dhibaato xoogan oo la xiriirta amaanka iyo dhaqaale xumo salka ku haysa musuq-maasuq baahey.
  • Wararka ayaa intaasi ku daraya in Saaka Xaalada guud ahaan Magaalada iyo goobihii xalay la isku asaaseeyba ay yihiin kuwo aad u degan waxaan rajo xumo laga muujiyay waan waan laga dhex waday dhanka Maamulka Magaalada iyo garabyada ka soo horjeeda.