Qeexid

"ld xumaan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xumi oo kali ah:
  • Waayo waxa uu shacabku u dhaxeeyaa: Minida Shabaabka, Madaafiicda AMISOM; Tuuganimada madaxtooyada; Tabardarida dowladda; Tayo xumida baarlamaanka; Arxandarida caalamka iyo Abaaro kulul.
  • Waxyaabaha rajo xumida ku keenay dadka ayaa waxaa qeyb ka ah hadalada ay labada dhinac warbaahinta isku dhaafsadaan ee mid kastaahi sheeganayo inuu guul ka gaaray dagaalka,in isaga la soo weeraray iyo inay wax qabsanayaan iyo ereyo kale.