Qeexid

"Cid xumo ku samayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xumee oo kali ah:
  • Qareenka heesaaga, ayaa sheegay in booliiska ay baarayeen eedo la xiriira wiil laba iyo toban jir ah oo sheegay in Michael uu fara xumeeyay.
  • Wax kasta oo ummadda u wanaagsanaa waa loo xumeeyay, wixii u xumaana waxaa looga dhigay xariir.