Qeexid

Xoor; abur.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xumbo oo kali ah:
  • Jacaylka sidaas ah ubadka ka beermaa wuxuu cunaa saabuunta, wuxuu cabbaa shambooga, waxaa ka daata timaha, wuxuuna yeeshaa cirridka geela, afkiisana waxaa ka daadata xumbo cagaaran.