Qeexid

"eeg xun. ld xumaansho, xumi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xumaan oo kali ah:
  • Xumaan ha u qaadanina.”
  • Booqashada wafdiga Gudoomiyaha ayaa qeyb ka ah howlo wax loogu qabanayo amaanka deegaanada gobalka oo maalmihii u dambeeyay sii xumaaneysay, waxaana wada hadalo ku aadan dhinaca ammaanka uu la qaadan doonaan odayaasha deegaanada uu tagi doono.