Qeexid

"Digirta baalkeeda kore."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuluf oo kali ah:
  • -iskaashi dhexmara Mareykanka iyo dalalka Xulufada ku sugan biyaha Soomaaliya ee hubeysan. 2-shirka Biljam ka dhici doona asbuuca danbe in laga soo saaro qodobo muhuum u ah la dagaalanka burcad badeeda.
  • Sanad ka dib, waxaan ku faanayaa in xulufadeena aan u sheego in ISIS laga xoreeyey 100% dhulkii ay ka haysteen Ciraaq iyo Suuriya.