Qeexid
ld xurquun.
ld xurquun.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Gasiin. ld xulquun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xaruun1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-uumay, -uuntay; -uumi) ld xaruun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax aan wanaagsanayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho.
Qeexid Kale: Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale ka dhex baarid.
Qeexid Kale: Kayn iwm dhex marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax badan kuwa laga soo xushtay.
Qeexid Xigta: ld xulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Qeexid: (xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax fiicnaan ay leeyihiin ku soocasho.
Qeexid Xigta: Wax, wax ka baarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]