Qeexid

"(xushay, xulatay) Wax badan kuwa ugu wanaagsan kala bixid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xulo oo kali ah:
  • Cali Dhuxulow, kaasoo la sheegay inuu dalka Ethiopia ku maqnaa, waxaana wasiiradu ay ku dhaarteen inay howshooda u gudan doonaan si daacad ah.
  • Shariif Xasan oo ka hadlayay shirka ICG ee ka dhacay dalka Uganda ayaa sheegay in xulidda baarlamaan cusub ay qaadanayso muddo dheer loona baahan yahay in la qabto doorasho, markaas kaddibna lasoo xulo baarlamaan cusub.