Qeexid

"Laba qof, laba dawladood, laba cidood ama ka badan oo gacan saar yeesha ama isbahaysi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xulato oo kali ah:
  • Haddaba hadii aad xiisaynayso jagadaasi, fadlan noo soo dir macluumaadkaaga iyo qoraal kooban oo ka hadlaya mawduuc aad adigu xulato.
  • Luul hawsha ay maalmahan haysay waxaa ka mid ahaa inay soo xulato oo soo iibsato sawirada fareemka la geliyo ee guryaha la sudho, waxaanay aad u soo badsatay sawirada leh barxadaha, dooga, badaha iyo biyo-shubyada.