Qeexid

"Wax xul lagu sameeyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xulan oo kali ah:
  • Sharma'arke ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka inay baaritaanno ku sameeyaan halka ay maraan dhaqaalaha dalka soo gala, sidoo kalena la qabto doorashooyin lagu soo xulanayo hoggaanka dalka loogana baxayo xilliga KMG ah.
  • Waxaannu qabanqaabinay golihii dhexe oo waxaannu samaynay xeerarkii xisbiga oo uu ka mid yahay xeerkii lagu xulanayey murrashaxiinta, kuwaasoo lagu ansixin doono shirweynaha saddexaad ee xisbigu yeelan doono sannadka 2014.