Qeexid

"Wax badan kuwa laga soo xushtay."

Qeexid Xigta

ld xulid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xul oo kali ah:
  • Dakhligan ayaa waxa mushahar ahaan loo siinaya ciidamada ka qeyb qaadan doona amniga magaalada Galkacayo iyo guud ahaan difaaca gobolka kuwaas xulashadooda qodobo adag lagu xirayo.
  • Laakiin waxaa rumoowday in Fidel uu laftiisa af (Lip Service) ka ahayd ka soo horjeedka dalalka Reer Galbeedka iyo xulufadoodaba.