Qeexid

"ld xukun1 (3)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xukuumad oo kali ah:
  • Dibadbaxa oo ka dhacay garoonka kubada Cagta ee Banadir Stadium, ayaa waxaa ka qaybgalay hadalo kala duwan ka jeediyeen mudaaharaadka wasiiro ka tirsan xukuumada Somalia iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir.
  • Xildhibaano taageersan dowlada farmaajo Mudanayaashan ayaa sheegay in shirarka ka socda Kampala ee soo gaaraya ay sheegayaan inay yihiin kuwo la doonayo in lagu dumiyo xukuumadda jirta iyo howlaha ay qabatay, waxayna sheegeen inaysan aqbalayn qorshahaas.