Qeexid

"Wax xukun ku dhacay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xukuman oo kali ah:
  • “Xabsiga dhexe waxaa ku xiran 245 maxbuus oo isugu jira kuwo xukuman iyo kuwo aan weli la horgeyn maxkamad, waxaana mid ka mid ah maxaabiista uu u dhintay cudurka Aids-ka” ayuu ku sheegay warbixin uu baarlamaanka siinayay Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen.
  • Xabsigan oo loogu talo galay 150 maxbuus, waxa xilligan ku xidhan 200 maxbuus oo 140 ka mid ahi ay xukuman yihiin, halka 60-ka kalena ay yihiin rumaan.