Qeexid

"Weyddiin adag oo aan sahal looga jawaabi karin."

Qeexid Xigta

Dembi; Eed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xujo oo kali ah:
  • Xili ey ku sugantahay Dhamaadkii maamuulkaas, siyaasadii la doonaba ha abuurto arintaasiye, waxaa dhacday in nin Ogaadeen absame ah uu ku xujoobay inuu keeno Maal fara badan boqortooyada Jidwaaqna ugeeyo mudo loo gaadho wakhti cayiman.
  • Laakiinse hadalkiisa waxa uu ku ladhay ama wuxuu ii keeni xujo cad, haddii wax cad oo lagu qanco lagu tusiyo ha canaatamin ee ka aqbal. waxaan halkaa ka faa,idaynaa in aad go,aan ka qaadato marka ay arrini ku soo wajahdo adigoo Ilaahayna talo saaranaya.