Qeexid

"Cid xujo ku xirid."

Qeexid Xigta

Cid eedeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xujee oo kali ah:
  • Mar wuxuu is yidhi, adiga ayaa lagu xujeeyey ee Allaa ku lehee arinta go’aankeeda ku calool adayg sida kula qumanna yeel.
  • Haddii diinta uu Rabbi u soo dejiyay in lagu samaado, lagu sinnaado, lagu sareedoobo, xaajigani dadka uun buu ku xujeeyaa, ku xagxagtaa, kuna xalaalaystaa hadba wixii uu rabo.