Qeexid
ld xukun1.
ld xukun1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax aan wanaagsanayn ahaansho.
Qeexid Xigta: Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho.
Qeexid Kale: Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Xigta: ld xuf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xoolo isku duuban, si degdeg ah u kaxayn, u eryid.
Qeexid Xigta: Si aayar ah maqaarka ama xuubka uga saarid.
Qeexid Kale: Hilib ku haray maqaarka ka jarjarid. ld hug.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Talis, guddoon.
Qeexid Xigta: ld xugmi. Go'aan maxkamadeed.
Qeexid Kale: ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax maamulid.
Qeexid Xigta: Cid go'aan maxkamadeed ku qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: xukun militeri m.l 1. (siyaa.) Dawlad militri oo ku qabsatay awoodda xukunka xoog militeri, doorasho la'aan. 2. (siyaa.) Sharciyo gaar ahaan lagu soo rogo dal, awood dhe raadna siiya taliyaasha xoogga dalka, markuu dalkas gudihiisa ama dibaddiisa dagaal halis ah ka jiro.
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hugid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xukun1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno/-ummo, m.dh) Shanqar xoog leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xaruun1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-uumay, -uuntay; -uumi) ld xaruun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Godka yarka ah oo caloosha bartankeeda ku yaal.
Qeexid Xigta: Hab waalidku carruurtiisa wax xoolo ah, u siiyo (ilmaha dhashay xuddunta laga gooyo baa neefka la siinayo loogu xiraa; xuddunxir).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (jool.) Badhtamaha dhulka ee ka hooseeya carro-jiifka dhulka, hexroorkii suna yahay 6900 oo mitir, oo leh cufnaan sare, kana kooban nikal iyo xadiid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]