Qeexid

"(-faf, m.l) Xuub yar oo harag jilicsan laga soo jeexay oo toobinka afka laga saaro. ld xug1 (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xuf oo kali ah:
  • Misaanka cadaalad ee ay bulshadu jawaabta ka soo celiyaan waa Sagal cali jaamac (suxufiyad).
  • Suxufiga ahi Inkasta oo uu sheegtay inuu goob-joog ahaa Aaskii Marxuumka, haddana waxba kama sheegin, sidii ballaadhnayd ee uu u dhacay aasku iyo dareenkii boqolaalkii kun ee aaskaa isugu soo baxay.