Qeexid

"Qaybaha oogada nafleyda middiiba, siiba inta laba kalaggoys u dhexaysa ama isku cad ah."

Qeexid Xigta

Dadka maamul ama urur ka koobanyahay, midkiiba.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xubin oo kali ah:
  • Kooxda hubeysan ee Al-shabaab ayuu sarkaalkan u hadlay EU-da ku sheegay inay tahay xubin ka tirsan Al-Qaeda, isla markaana ku xoogaysanaysa Somalia, wuxuuna xusay in DF ay ka dalbatay caalamka in laga taageero dagaalka ay kula jirto.
  • Salaqe Bayaana iyo nin kale oo xubin ka ahaa golaha dhergiga oo la odhan jiray Kabtan Girmaa ayaa loo diray bal inay soo xaqiijiyaan warkaa, laakiin markii ay soo laabteen waxay soo sheegeen inaanu jirin wax dhaqaaq ah oo dareen ama cabsi lihi.