Qeexid

"Cid xor ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoree oo kali ah:
  • Dhulkii ay dagaal oogayaasha ka xoreeyeen, sidii dhul abaar ahaa oo raxmaddii Alle maansheysay, ayey noloshi sidii daaqa u biqishay.
  • Maxamed Digriyoow wuxuu ku nuuxnuxsaday in xoogagooda ay Soomaaliya ku sugan yihiin, si dalka loogu xoreeyo cadow uu ku tilmaamay inay yihiin ciidamada Ethiopia.