Qeexid

"Meel jirka nafleyda ka mid ah oo cuncunaysa ciddi ama wax kale xoog ugu duugasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoqo oo kali ah:
  • Kabriidka madaxiisa sare wuxuu ka sameeysan yahay isku dhis kimikooyin ooy ka mid tahay Salfar taas oo lagu xoqo warqada taraqa.
  • Geedka baarka xajmigiisa iyo laamihiisa marka la xoqo waxaa ka soo baxa dheecaan u eg midabka caanaha oo dhadhankooda macyahay marka ay cusubyihiin.