Qeexid Kale

ld xogid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoqid oo kali ah:
  • Cali Cabdullahi Warsame ayaa qolqol u galay qaybaha shaqadu ka socoto waxaana uu soo arkey qaybo Mutuleel lagu cagdhigay iyo qaybo iyagana markaas lagu wado, sidoo kale waxaa socota xoqida darbiyadii Isbitaalka si nuurad ama rinji cusub loo saaro.
  • Waxaan hadda sugayaa jeel dadka la geeyo oo lagaga illaaliyo xoqidda faraha.