Qeexid

(-ooyin, m.l) Qalab yar oo bir ah oo af godan oo qumanka lagu xoqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoqato oo kali ah:
  • Waxa ay aniga ila tahay “Hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo”.
  • Waxa ay aniga ila tahay “Hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo”.