Qeexid

"Xoor yeelasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoori oo kali ah:
  • "Naaquudayaashu waxay noogu hanjabayeen intii aan soo soconay inay badda nagu xoori doonaan ama ay qoorta naga jari doonaan, cabsi ayaan safarkeena intiisa badan kusoo dhameysanay" ayay tiri gabar dhalinyaro ah oo badbaaday.
  • Isku soo wada xooriyoo, shareecadu waxa ay ilaalisaa oo ay dan u tahay qof kasta iyo bulsho kasta oo ugu dhaqanta sida ay tahay.