Qeexid

"Bahal dabacaddaha la bah ah; wuxuu leeyahay dhogor adag oo duf ah oo bey ah; aad wuxuu u laayaa halaqa, jiirka, kd., fudaydna looma dili karo."

Qeexid Xigta

ld xoor 2 (2).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoor oo kali ah:
  • Coomir iyo kooxdiisii oo ciidan dal xooreeyay waxaan ahayn aanad moodin, ayaa hugunkii halkii ka sii waday iyadoo ay markan si roon hurdo u kala tageen.
  • Xamiid Ridaa oo u hadlay wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Iiraan, ayaa sheegay in haddii Israa'iil ay ku kacdo ficilkaas jar iska xoorka ah ay cawaaqib xumo qaadidoonto.