Qeexid

"Saddexda meesi oo la dhaqdo (geed, lo', ari)."

Qeexid Xigta

Hanti; maal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoolo oo kali ah:
  • Roobabka haatan ka da'ay qeybo ka mid ah gobolkan ayaa sida aan ka warhaayno qasaaro la sheegikaro aanu geysan marka laga tago meelaha qaar oo xoolo uu ku dilay kuwaasoo aan badneyn islamarkaana ah kuwo liitay oo abaartu kala reebtay.
  • Wuxuu u sheegey in beel ahaan uu ganaaxa ugu dhacayo oo ay bixinayaan xoolo badan, haddii ay ka hor-yimaadaan dhismayaasha calaamadaha u ah xuduudda.