Qeexid

"ld xooladhaqato."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoolaley oo kali ah:
  • Dagaaladan, ayaa waxay daba socdaan dagaalo todobaadkan labadan dhinac ku dhexmaray deegaanadaas oo ay isku haystaan gacan ku hayntooda, iyadoo ay ka barakaceen dadkii ku noolaa oo ahaa reer guuraa xoolaley ah.
  • Tirada dadka ka cararaya deegaanadooda abaaraha jira darteed ayaa waxa ay u badanyihiin beeraley iyo xoolaley iyagoo raadinaya kaalmooyin, waxayna qaarkood ka tallaabeen soohidimaha ay Soomaaliya la wadaagto dalalka Kenya iyo Itoobiya.