Qeexid

"ld xoogsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoogsi oo kali ah:
  • Waxa la soo wariyay in uu jiray aabo waqtigiisa oo dhan galiyay xoogsi aduun.
  • Haddaan soo qaadano dhibaatooyinka kaluumeysatada haysata marka ay u xoogsi tagaan badda waxay la kulmaan dhacdooyin kala duwan, ay sabab u tahay burcad-baddeednimadu.