Qeexid

"Dad ku nool xooggooda wax ka soo baxa; muruqmaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoogsato oo kali ah:
  • Si taasi u suurtagasho waa in xoolaha maalgashi lagu sameeyaa, dadka na shaqaale xoogsato ah oo muruqooda maala laga dhigaa, aan se caydh abuuristeeda dalka lagu soo kordhin.
  • Tani waxay isu badashay in hooyaddu subaxa kalahdo si ay ugu soo xoogsato Maanta waynu aragnaa tirada ay leegyihiin haweenka suuqa wax ku iibiya ee meel walba fadhiya ama wareegaya ha kuba jiraan qaar ragoodii lagaga laayay dagaaladii.