Qeexid

"Wax xoog leh ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoogee oo kali ah:
  • Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in magaalada Muqdisho ay dib ugu soo celineyso dadkii ka barakacay. 02 Dec 2010- Wasiirka aya dhinaca kale sheegay in Xukuumadda xoogeeda ay isugu gaynayso wax ka qabashada amaanka Muqdisho..
  • “Malaha baabuur ay taageerayaashu wataan bay na moodayaan, Anagu tagsii-layaal baanu nahay mid kasta ama Xisbi walba waanu ka kiraynaa oo waxay na siiyaan 20 litir oo shiidaal ah, xoogeey lacag ah iyo qaadba.”