Qeexid

"/dh Waxaan badnayn; in yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoogaa oo kali ah:
  • Markii uu dul fadhiistay ee uu woxoogaa waraystay ayuu inta uu labadii waallid ka codsaday inay ka yara baxaan hoosta uga dhiibay.
  • Col-u-joog baa kaadhkii qaaday, waxaanu la tegay meel xero ahayd oo raashinka laga bixin jiray, waxaanu ka soo helay waxoogaa raashin ah iyo bac ay guriga dusha ka saraan, taas oo uu u galay dedaal badan.