Qeexid
Ul yar; dhenged.
Qeexid Xigta
Xoodamis; salaax.
Ul yar; dhenged.
Xoodamis; salaax.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Xarig iwm oo dabacsan togid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xoodamis; salaax.
Qeexid Xigta: Hab ceelasha qaarkood loo shubo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -ooday, -oodatay
Qeexid: (f.g) Xarig iwm oo dabacsan togid.
Qeexid Xigta: (f.g) Ceel si xood ah u shubid.
Qeexid Kale: (f.mg) U x.: salaax ku raaxaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld xoodaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xarig sida badan saan ka samaysan oo dhigaha kor looga xiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la xooday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Wax la xooday noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: (f.g) Nafley salaaxasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Nafley salaax u bogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xood3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rar xood, m.l) Darajada isle'egta u taagan xood ama dul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xoodi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xoodsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Qeexid: ld xoodan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xoodan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld xoodsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax khasab ku qaadasho.
Qeexid Xigta: Haweeney kufsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xumbo cad oo caanaha la lisay yeeshaan.
Qeexid Xigta: ld xoor 1 (2). Magac xiddi good.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: xoog xuddun ujeed m.l Xoog xuddumeed le'eg, lidna ku ah jihada xoog xuddun ka jeedka.
m.l
Qeexid: Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda.
Qeexid Xigta: (-gag, m.l) Ciidan.
Qeexid Kale: (- gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-gag, m.l) (fiis.) Summad F. Fal kasta oo beddela ama isku daya inuu beddelo xaaladda negaashaha walax ama ku jirta socod madoorsoome ah. Xoogga, F, ee ku abbaaran walax cufkeedu (m), dhalinayana karaar ah, (a), waxa lagu helaa F = ma Halbeegga cufku waa Niyuutan (N).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]