Qeexid

(-dyo, m.dh) Jirrid weyn oo qallalan oo labada af mid dab ka baxayo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xolod oo kali ah:
  • “Digaa xafash leh, qiiqna xolod baa leh, xiisiyo kalgacaliyo xadanto dumar baa leh,”ayuu Biixi hoosta ka leeyahay, isaga oo cabiraya sida uu jacaylka Xayaad ugu weyn yahay.
  • "Digaa xafash leh, qiiqna xolod baa leh, xiisiyo kalgacaliyo xadanto dumar baa leh"ayuu Biixi hoosta ka leeyahay, isaga oo cabiraya sida uu jacaylka Xayaad ugu weyn yahay.