Qeexid

"ld xogwaraysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xogwaraysi oo kali ah:
  • Waxa iyana ajandaha 21aad ee golaha guurtida ku jirta xogwaraysiyo ay la yeelanayaan masuuliyiinta qaranka qaarkood, sida taliyaha ciidanka qaranka, taliyaha ciidanka booliska iyo duqa caasimada.
  • Sheeko, kaftan iyo is-xogwaraysi ah ayaan wada yeellannay.