Qeexid

"X. ah: qof si wanaagsan ula socda xog jirta ama sida wax dhacay u dhaceen."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xogogaal oo kali ah:
  • Ducaale sheegay inay ka wadahadleen arrimo ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo xogogaal u noqoshada hawlaha loogu diyaargaroobayo doorashada Somaliland.
  • Dagaalkaan ayaa sida warar xogogaal ah sheegayaan dhacey kadib markii ciidamo mucaaradka weerareen fariisimada dowlada iyo ciidamada AMISOM taasoo sababtey duqeyn loo gaystey suuqa Bakaaraha.