Qeexid

"(-no, m.l) Xafiiska xoghayaha."

Qeexid Xigta

Wax xogtooda runta ah, hayn, ka warqabid; xog'ogaalnimo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoghayn oo kali ah:
  • . xghayn guud. waa qofka masuulka xoghaynta u ah qayb dhan ee maamul ama siyaasadeed kuwaas oo xogtooda u godbiya qaybo kale waa socotaa howsha diyaarinta mowduucaan.
  • Kuxigeen iyo Xoghayn 6. Qusuusida waxay mudadooda ku egtahay sanad iyo badh laga bilaabo maalinta la ansixiyo. 7. Qusuusiga waxaa lagu keenayaa mudo dhan 10 casho laga bilaabo maalinta gudoonkani soo baxo.