Qeexid

"Qof hawshiisu tahay in uu cid kale u hayo ama u agaasimo xafiis ay ka fulaan qoraallo raad reeb leh."

Qeexid Xigta

Wasiir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xoghaye oo kali ah:
  • Xoghaye Maxamed Aw Aadan: Ma garanayno ee bal iyaga waydiiya waxay yihiin.
  • Sidoo kale xoghaye waxay masuuliyaddu ku qurux badan tahay, sida aad ugu dhego nugushahay inaad is difaacdo, waa inaad ugu dhego nuglaato inaad wax ka qabato dhaliilaha iyo dayaca maamul ee ay saxaafaddu farta ku fiiqdo.