Qeexid
Geed-quwaax xabag wanaagsan oo wax lagu daweeyo.
Geed-quwaax xabag wanaagsan oo wax lagu daweeyo.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Nin da' weyn; duq; waayeel.
Qeexid Xigta: Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg xodxodo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qof dumar ah oo la jecel yahay ama guur laga doonayo, hadal soo jiida oo saamays weyn leh, oo lagula hadlo; shukaansi; kood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -otay, -odatay
Qeexid: Haweeney guur ku haasaawin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-dmay, -dantay; -dmi) Wax la xooday noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -dnaa, -dnayd
Qeexid: Wax la xooday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]