Qeexid

"eeg xishoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xishood oo kali ah:
  • Dagaalkan naafto weerarka ah oo ay ka xishoodeen madaxdii dunida ee Xilasaamadka ahayd iyo madaxyo weyntii kale, balse waxa loo taag la’yahay labada kurey ee Buus iyo Baleyr lakala yidhaa.
  • Inkasta oo ay baahidaa daran qabtay haddana ruuxii il-dheer waxan daah ka saarnayn xishood iyo sariigasho Soomaalidu asal u lahaan jireen oo foolkeeda ka muuqday.