Qeexid

"(axsaab, m.dh) Urur siyaasi ah oo loo sameeyey in ay maamul dawladeed ka qaybgalaan."

Qeexid Xigta

Quraanka oo lixdan meelood loo qaybiyey meel ahaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xisbi oo kali ah:
  • Sida lagu sheegay tirakoobyo la sameeyay 1968 xisbiyada ka jiray dalkii Soomaaliya la isku odhan jiray waxa ay gaadhayeen ilaa 80 Xisbi.
  • In kastoo uu distoorkeeno hadda ogalyahay 3 xisbi qaran oo keliya, ma uu xaddidin xuquuqdaas kale ee muaadinka.